Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

Wasiirka amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa lagu khalkhal gelinayo amaanka caasimada. Xundubey ayaa tilmaamay inaan xilligaan loo baahneyn rabshado iyo in la carqaladeeyo amniga dalka, isagoo xusay in dastuurku oggolyahay in dadku ay muujiyaan dareenkooda balse ay tahay in laamaha ammaanka lagu … Continue reading Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya oo digniin culus soo saaray